khartoum (somalitimes) Guddoomiyaha Baarlamanka Somalia Maxamed Sheikh Cusmaan Jawaari iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka dalka Suudaan ayaa heshiis wada shaqeyn ku kala saxiixday magaalada Khartuum. Heshiiska ay wada saxiixdeen labada masuul ayaa ku saleysan wada shaqeynta labada Dowladooda ee Soomaaliya iyo Suudaan gaar ahaan labada Baarlamaan. Xildhibaan Maxamed C llaahi Xasan Nuux oo ah habdhowraha golaha Shacabka oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in heshiiska uu ka kooban yahay Sagaal qodob oo xoojinaya wada shaqeynta iyo iskaashiga labada Baarlamaan. [ ٣٧ more words ] أكثر من ٦ سنوات فى صومالى تايمز

ذكر فى هذا الخبر