Muqdisho (somalitimes) Kumanaan ruux ayaa dibad bax ballaaran ka dhigaya Garoonka kubadda cagta ee Koonis Stadium ee degmada C casiis, iyadoo dibad baxan looga soo horjeedo Al Shabaab iyo xasuuqii ١٤ kii bishan ka dhacay Isgoyska Zoobe, halkaasoo baabuur waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku qarxay. Dibad baxayaasha ayaa ka kala yimid degmooyinka Gobolka Banaadir, waxaana ay socod dheer ku soo mareen waddooyinka, waxaa dadweynaha ay madaxa uga xirnaa maro gaduudan oo lagu muujinayo dhacdadii Zoobe. [ ١٠٧ more words ] أكثر من ٦ سنوات فى صومالى تايمز

ذكر فى هذا الخبر